Daawo Sawirro) Qaabka ciidanka Soomaalida loogu tababaro saldhiga Milateri ee Turkiga

Saldhigga Milateri ee Turkiga ku leeyahay Muqdisho oo lagu tababaro Ciidamo Soomaali ah ayaa waxaa markii ugu horeysay la soo bandhigay qaabka uu halkaas tababarku uga socdo. Weriyeyaal ka socday Warbaahinta Turkiga oo dhowaan yimid Somalia ayaa booqday saldhigaas, iyagoo ka diyaariyey muuqaalo iyo warbixino kala duwan. Ciidamada la tababarayo ayaa sameynaya dhoolatusyo kala gedisan … Continue reading Daawo Sawirro) Qaabka ciidanka Soomaalida loogu tababaro saldhiga Milateri ee Turkiga